VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawadii naftayda - Lyrics

dawadii naftaydaay dadka taan ka doortaay saw inaan ku daawado dal dheer ugama tagin dumar haygu noqonin sidaan kaaga daba dhacay waa inaad ii daryeeshaa waan kaa dambeeyaayoo door waxaan idhaahdaa duli lama amaanee dahab weeyi gabadhuye malagiii ku dili iyo sidaan ahay dabaylaha dadka kala dhantaalaa ii diiday hadalkee inaad daah i saartaayoo kalidaa dakaysaa waxaad damacday maahee miyaa la igu kaa diray kuwa nala da,daaduna way is doonanaayaan inaguna duleediyo darbiyaan wareegnaa doqoniimana weeyaan inaan kala diboolaa adigaan da,daadiyo kaa daawanaayoo damqashada jidhkaygiyo siduu caashaq ii dilay ala daa,in weeyee saaw kuuma soo dago waan kaa dambeeyaayo door waxaan i dhaahdaa duli lama amaanee dahab weeye gabadhuye inaad daah i saartaayoo kalidaa dakaysaa waxaad damacday maahee miyaa la igu kaa diray
Queue is empty
-- / --