VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadraay - Lyrics

Khadraay waxaan kulahaa aduun baa ila qumanee dadkaba ila hufanee Naftii kugu qanacsatay jaceyl qooraansigeed Qalibaga kama goyn qudhadee kama goyn qudhaadee Jeedaaleey kugu qabtaa farxadii qiilkeey laheyd ayaan ayaan ayaan quuldareynaya Intaan kuu qabo marwoow hadaad qiimeyn laheyd waxbaad ila qaban laheyd Khadraay waxa kulahaa adaa qeyrkaa u wacan hablaha qalanjaad u tahay Hidaha quruxdii ahayd qoortiyo farahay ku taal Wajiga iyo labada qaar iyo labada qaar Afkuna waa qalin madow dadkana iigama qaldanid sibaad qaali iigu tahay Intaan kuu qabo marwoow hadaad qiimeyn laheyd waxbaad ila qaban laheyd
Queue is empty
-- / --