VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tolmoon - Lyrics

tolmoon itaal dheer tintu aayal dhaaftoo kubka taabanayaan waa garaayo togashaleh dhexdu taako la egoo ku tanaaday midibkii matamashle socotoo cidhib taag sanaysoo tin qashada tlaabada siday tahay utuurtoo waa tabeen hadalkiyo tirab erayadeedaa miyirkii la tagayoo rabi igu talaalee dab cigeeda taamka ah itaal keeda joogiyo hanaan toos nideeda ruux lagu tilmaamaa rabi sooma taagine sida geed utoosanay todobkii mayay helay durbadii ba tabar galay oo caleentu iyo baar laamihiisii toosnaa hoobaan tii la tiiceen oo togaga soo rogay tufayaan xareedoo day madaan latiri karin waa tilmaamaheedee noolahaa tirada badan tartan yaa lagali karo dab cigeeda taamka ah itaal keeda joogiyo hanaan toos nideeda ruux lagu tilmaamaa rabi sooma taagine
Queue is empty
-- / --