VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asma - Lyrics

illaahbaa mahada lee Asmaay anigoo jiraban waliba umal caashaq qaba markaan kula aqal galaa uurkiyo qalpiguba nastee ayaankiyo hoodaduu is dheeryahay aadmiguye sidii arligu roobku helay midaan ku ildoogsadaay naftaa kugu oon baxdee nooloow ooridaydaay illaahbaa mahada lee asmaay ubad khayr qaboo asmaay inamiyo habloba anfaca diintiyo arliga asmaay aynigaa hablaha adaa edeb iyo xishood aqoon iyo quruxba dheer sidii arli roobku helay midaan ku ildoogsadaay naftaa kugu oon baxdee nooloow ooridaydaay Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --