VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

Curdin weeyi weeyi uguboo Waa cadceeda subaxiyo Cirka mayey hilaaciyoo Dayaxiyo cir jiidhoo Cuganayoo muudkoo ubadkuna ciyaaraha cadaloolka dheeshiyo jimidh iyo inoocuga inaganu cawayska sida loo ciseeyaan cawoy kuugu jeelnahee heedhe waan cadibanahee caashaqa iladaadihi calankiisu yuu dhicin cadho iyo xumaatiyo arkimaysid ciiloo waad caleemo saarnaa waa curab dhalaano caqli lagu manaystoo cilmi iyo quraaniyo camalsami ku ababtoo waalidkeed ka cabanoo ana waan ciseeyaa waan caleemo saaraa canaantaan ka dhowraa cilad iyo calool xumo cawo iyo ayaaney cadradii aan jeclaaday miduu dookhu ii cugay calafkuna isiiyaay nasrigaan ku ciidnaa cududay qaybey caadilbaan ku mahadshaa caashaqa dhexdeenee cimrigaagu dheeraa ifka cisi ku noolow cibaadada ilaahay iyadana ku caan noqo aakhiro cadaabtiyo ka xorow naartoo cadho iyo xumaaniyo arkimaysid ciiloo waad caleemo saarnaa waa curab dhalaano caqli lagu manaystoo cilmi iyo quraaniyo camalsami ku ababtoo waalidkeed ka cabanoo ana waan ciseeyaa waan caleemo saaraa canaantaan ka dhowraa cilad iyo calool xumo
Queue is empty
-- / --