VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaama galin Gaf caashaq - Lyrics

kama galin gaf caashaqa mana gaabin dhankaygiiye xiriirkiina maan goyn mana gabin socodkii adna maad garab marin gacalooy ayaaneey jacaylkii gagidaa waxaa dhigay calaf diiday guurkee gayaan qaali ayaan ii tahay gabdhahaad u mudan tahay geedkii jacaylkana uma goynin xididkee gacalooy ayaaneey jacaylkii gagidaa waxaa dhigay calaf diiday guurkee Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --