VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku barbaartay Xamar - Lyrics

inta innan xishoodiyo lagu hubo xaqdhawroo ku barbaartay xamarbaa xidigtooda kaa dhigay waxaa tahay xalaal dhalad maankaygu jiro xageegee ogobeey xiskaygiyo xubnihiyo dareemada adaan kaaga xero dhigay xanaaney qalbigii ma xasilo daraadaa xiisihiina sii korodh xusuutiina maan dayn markaan dhabanka xaadiyo timo sinaha xaabiyo xaragiyo hubqaad dayo dareenkaa xus igu yidhi xilkas iyo adaa sharaf xusul dheer haweenkoo xeerkagu waa dhaqan xarigaagu waa diin ana laabta kuu xalay xanaaney qalbigii ma xasilo la,aantaa xiisihiina sii korodh xasuustiina maan dayn
Queue is empty
-- / --