VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku dhaartay - Lyrics

ku dhaartaye dhaayahaygaay dhagahan maqalkoodiyeey dhab baan kuu jecelahee inaan kuu dhimanayaa kolay kaama dhaadhacdee dhibaatadan meesha taal dhabtayda ayaa ku furay maxaa dhaawac ruuxii qabay midkii dhaydhayi lahaa hadana uga dhiijiyaa ax kuu dhiibe naftaydan hoo dhirbaaxada ha uga tudhin ku dheel dabeetana markaa ku dhaartaye dabiyo ollol way cishqigu waa dhimbiilo kulul anoo kuu dhololayaad dhagaha ku furaysataa kolay maba dhaadanide hadii aan ahay dhigaa miyaad igu dheeli lahayd anoo aawada dhan qalan miyaad igu dheeli lahay maxaa dhaawac ruuxii qabay midkii dhaydhayi lahaa hadana uga dhiijiyaa ax kuu dhiibe naftaydan hoo dhirbaaxada ha uga tudhin ku dheel dabeetana markaa Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --