VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mid Adoo kale Maan helaa - Lyrics

Miirkayga maqsuudisooy Adigaan kaa maarminee Mar walabana ii imaw meehaan iga soo mareey Hana iga maqnaaninee... Inaan meel kale maagi haiga malyninee Mid adoo kale maan helaa Malab iiga macaan badnee B . 2 Ma murgaayo minaan arko Muuqaaga an waayayee Murugo iyo mashaqaan maraa Sidii labo miirlahee Waala iga muraadsahaaa.. Inaan meel kale maagi haiga malyninee Mid adoo kale maan helaa malab iiga macaan badanee
Queue is empty
-- / --