VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugaaso ‘new version’ - Lyrics

Jacayl aayatiin leh baan. Abuurnoo waad ogaydoo Intaan udubkiiisa mudaybaan ilaashoo waan adkaeeyoo Ha baylin sidii u dhawree x2 Markaan ku lahaa ugaasooy , ujeedo fog baan lahaa, Afeeftaan Lahaa, Amaanda dhowr lahaa, Markuu ubaxi is gaadhay Marku intifaac si jooga Maxaa uurxumaday keenay ? Maxaa odayaal xil siday , Dagaal loogu oogayoo? Maxaa loo iina sheegayoo? Weliba aflagaado keenay? x2 Abaal daranay hadaad, Ujeedo xiinkaa u buuxday, Iloowsha dhawee naftaa, Dhaxdeenan ka ooganoo, Waxuun bay ugub raaracdoo, Anigu kaa aarsan maayee, Ilaah baan talda saartay, Hoy ilaah baan talada saatay x2 Ilduuf baa shax kaa diloo, irabdi geel laguma qalao’ee Ogaal baa markhaati fiican; Exana waa laga tagaa. Imaankaa lagu dagaayee, x2 Markay oomani ku gooshay, Aroori shub baan lahaa, Irmaankeeda godanee, Aagama cul-laan lahaaa x2 Markaan waajibkayga oofshay, Markii aan amaan sugaayey, Maxaa amin xumada keenay ? Maxaa ooridda Ninkeedii, Abnay lagu sahanaayaayoo, Weliba asaraar ku duuliyo, Maxaa eedee xumbaarshay x2 Abaal daranay hadaad, Ujeedo xiinkaa u buuxday, Iloowsha dhawee naftaa, Dhaxdeenan ka ooganoo, Waxuun bay ugub raaracdoo, Anigu kaa aarsan maayee, Ilaah baan talda saartay, Hoy ilaah baan talada saatay x2
Queue is empty
-- / --