VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhagaxbuur - Lyrics

Dhararkiyo lixaadkiyo Dhabanada labeenta leh Dhexda taako qabadka Siduu eebe kuu dhigay Markii aan ku dhawraba Dhaygagiyo layaabiyo Dhakafaar daraadii Afkaa kala dhaqaaqoo Shanta dhabka saaraa Wali waxaan ku dhololaa Inagoo dhismaha guur Dhidibada u taagnoo Dharaartii timaadaba Kugu kuusha dhaayaha Dhaqankiyo asluubtiyo Dhugashada dareenka leh Dhankastaba xariiriyo Sidaad dheeman uga tahay Dhabtii waxaad ku fiicnayd Marsin iyo dhanaNiyo Inaad joogto dhagaxbuur Iyo dhuuxii raasoo Dhulkeenii ku nooshay Wali waxan ku dhololaa Inagoo dhismaha guur Dhidibada u taagnoo Dharaartii timaadaba Kugu kuusha dhaayaha
Queue is empty
-- / --