VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

Gabadhaan gayaankay Guur ugu hawoodoo Inta kale u gees maray Oo gaar usoo xusha tahay Wiilkaan guyaal badan Aan u goomanaayoo Maankayga gubayee Ku guulaystaybaa tahay Gerimaale roobiyo Onkod galalacyeeyiyo Gal xareedi jiiftiyo Guri lagu nastaa tahay Guryo samo barwaaqoo Geeduhu cagaarmeen Garangoori lagu arag La gabaansada tahay Guulaynu barinaye Guurkeenu kii khayr Labadaan is gabine Kala guurin waligood Guulaynu barinaye Guurkeenu kii khayr Labadaan is gabine Kala guurin waligood
Queue is empty
-- / --