VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gucasho - Lyrics

inkastoon guyaal badan gacaltooyo kuu qabay adigaa gabay dhankaagoo gurigeenii dumiyey waxba gacaliye ha odhanine garka iyo jilbaha iyo ha iqaban gacmaha oo geed ha iskusoo qarin waxay gabi dhaclaysoo gad gadoontu xaajadu way gaba gabowdee gocashada iska ilow guulaheen siduu yiri ruuxii ku gooyee garab mara xaqiiqada markuu garan jabkiisee inta guudka dabatiyo anigoo gabdhahoo idil adi kaaga soo go,ay ayaad galab carowdee waxay gabi dhaclaysoo gad gadoonto xaajadu way gaba gabowdee gocashada iska ilow
Queue is empty
-- / --