VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oon jacayl - Lyrics

sidaan kuugu oon qabo miyaad iigu oloshaaa sidaan oonta uga go ay anfacada ma diidaa waan kuu ildaranee tolow may ilmaysaa jacaylkeenan awdalan beerka mawga oydaa mise waad ilawdooo anubayba lahashadu ileeleelinaysaaa siduu ii adoonsaday miyuu kuu axminaya dariskiyo asxaabtiyo miyuu ehelka kaa jaray ax ax waxaan la leeyahay waa urugadiisee adna uurku taaladaa mala umal wareertaa mise waad ilawdooo anubayba lahashadu ileeleelinaysaaa Lyrics by Mohamed abdullahi
Queue is empty
-- / --