VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan - Lyrics

aragsaneey waxaad tahay mid asluub u dhalatoo ixtiraam gubaadiyo iimanka lagu saday 2x ogobeey filkaagiyo hablaha aynigaaga asagaga dhamaantood adaa ugu ilwaad roon 2x kaa olimayee adaan kugu ducaystaa 2x axdiga aynu dhiganayiyo ha iloobin wacadkii 2x aagan aan ku ababniyo arligii dalkeena arooskeena tagaynaa 2x aragsaneey naftaydaad ka dhigatay eheloo adigaan aduunyada ifka kuugu jecelee 2x duni soo baxaysoo sida ubaxa beraa indhaha u roontahoo ashqaraar baad galisaa 2x inanyahay waxaad tahay ugubkii rugtenee 2x aadmiga dhaamantii adaan kaa amaanaa 2x aagan aan ku ababniyo arligii dalkeena arooskena tagayna 2x
Queue is empty
-- / --