VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Degan - Lyrics

waxaan ahay nin dooboo daydayaaya gabadhii calafka uu dul sudhayee dumar ugu haboonayd intaan dunida joogana adigaan ku doortee daganay macaaney damacaa ha moogaan sida damal hadhwaynoo durdur aan gudhayniyo midabkaag dahabki ihi dawadayda weeyaan dookhaa ku sugayee waabari dilaacay quruxdaada dihanee daganaanta lagudaray hankay bal deeqsii jidhkaa kuu dubaaxoo dani seete weeyee dareen la igu saaqay jacaylbaan laduubnahay dugsi lagu nagaadiyo aqal laba daryaala ah daganey ku baaqee damacaa ha moogaan cirkoo da,ay daruurtoo cadceedii duljoogtoo jacaylkaa qalbiga da,ay dunideena weeyaan dookhaa ku sugayee waabari dilaacay quruxdaada dihanee daganaanta lagu daray hankay bal deeqsii
Queue is empty
-- / --