VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhagax dheer - Lyrics

Sida dhibicda roobkoo Dhagax dheer ku hoortoo ???? isku dharab yaaloo Kuwada cagaar yahay inta dhabarka xooalha Kuwa aanu dhaqano Badadiisa uu dhalay Raacanaayaa ubadka Dhukashada ku wacaneed Qalbiga ugu dhigantahay Allow yaa ku dhowrtoo Dhibta kaa ilaalsho Dhaxal yaad unoqotaa Sida ubax dhalaaloo Dhirta dhinacyadaydiyo Ay midba dhinici laado Xareedii dhaxjiiftoo Nimco loo dhameestiray Dhaayahii jaleecaa Ay ku dhayadaan Naftu ay la dhahceeso Qof ladhaafsadaan jirin Dhukashada ku wacaneed Qalbiga ugu dhigantaa Allow yaa ku dhowrto Dhibta kaa ilaalsho Dhaxal yaad unoqotaa
Queue is empty
-- / --