VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Facebook kala soco - Lyrics

fikirbaan daraadaa faaqidaada caashaqa fiidmeerta duushiyo la faqaa dugaagee laba kala fogaatiyo talo faro ka haadaa caashaqa fashiliyee farxadii jacaylkaa fax iyo waraaqaha fariimaha aan soodiro facebook kala soco falikiga jacaylkaa bisha wada jirkeeniyo fooraha dabayshiyo dhaxan kama fadhiistee faalada kalgacalkana ficilkoo raacshaa inan yahay ufiicane farxadii jacaylkay fax iyo waraaqaha fariimahaan aan soodiro facebook kala soco
Queue is empty
-- / --