VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gar adag - Lyrics

gudguaha hilaaciyo sida roob gar adag helay goonyaha nugaaliyo gawlala biyaha dhigay alla heedhe gacalooy waxaad tahay gadaase guule ha isu keen simo gayaan sheeko wacanoo gob ahoo xishood loo gacalnimo ku ladhantay waxaad tahay gadaase GUULE ha isu keen simo sidii geenyo uguboo galabtii markay tahay galbinaysa socodkoo galbiskiyo cayaaraha RABI galad u siiyoo gole joogle baad tahay UULE ha isu keen simo
Queue is empty
-- / --