VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha ii ahaan nin nacabee – Kaban - Lyrics

waa jacayl aboodiya midkaan ila arooree la itaal dareeyee asaagay iga reebee waa adi daraadaa waxaa la ii anbinayaa aan aduunka joogee ha igaynin aakhiro ha ii ahaanin nacabee adoon iga adkaysan ayaan la i afduubin adiyad kuu ma gaysaniyo waxaad igu ilowdoo ha is odhanin inankii wuu kuu ilduufiye abrisaan wax dayniyo ha isiinin abeesee aan aduunka joogee ha igaynin aakhiro haa iihaanin nacabee adoon iga adkaysan ayaan la i afduubi
Queue is empty
-- / --