VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hambalyo arooska - Lyrics

waa laba is caashaqay rabi calaf isugu daray nasiibkuna uu caawiyay caawana hadii ay is caleema saarteen ay farax ku ciideen inaguna ducaynoo inay caafimaad iyo cimri dheer helaanbaan caadil uga baryaynaa waa laba is calmaday cishqi aan dhamaanin iyo cuud wadaagee caawan hadii aan cawayskoodii joognoo caruuskoodii uu yahay
Queue is empty
-- / --