VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ii dhiib Gacmaha ft Hodan - Lyrics

dhankaad iga jirtaabaa waranku iiga soo dhacay dhaqdhaqaaqa wadnihiyo dhiigaa i qulqulayee iisoo dhawoow aan kugu dhagee iisoo dhowooow waxa dheeftii iga jaray dhuunigiina iga xidhay dhibaatada jacaylka iga dhigay halbawlaha iidhiib gacmaha aan kugu dhagee hooy
Queue is empty
-- / --