VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylki miyuu ku helay - Lyrics

Jacaylkii miyuu ku helay Hirtaanyo miyuu ku baday Huq iyo ciil miyuu kudilay Ma hawl buu kugu furfuray Hal iyo qayladaa miyaad Dadkoo hurda toosisaa Hadba kii gogoshaada yaal Miyaad hiiftaa maryaha Habooneey miyaad luntaa Meelahaa himbiriirsataa Hogol aan meel dhaw ka di’n Haraadku makuu qabtaa Waxaad gacantaba ku hayn Miyaad wali haybisaa Miyaad hiigaaga beentaa Halan hal kusii wadaa Hadh qodaal aan ku hayn Ma inaad hadhsataad rabtaa Horaad u mutaysatee Mahaduu nafsigii ku helay
Queue is empty
-- / --