VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mataan - Lyrics

raga maanta jira kii iga mutee hadalada macaan ugu mayracee imagaadiyee dumarkana midaan kaga maarmayee mawlaha ilaah uga mahadnaqee la igu mayracshay sida midigtiyo bidixda u maciin mahuraantahoo ku mahadiyoo midkaloo dunida kula midahoo kugu maanka ah ifka may dhalane mataankaygiiyoo magangali naftoo mayl ha iga tagin mataantaydiiyey magangali naftoo meel ha iga tagin mareegaha kalgacal kii igu maree mawjadaha jacayl igu moosay ee imuquuniyooy muuqeeda wacan taan usoo noqdee milicsiga indhaha ku mabsuudayee aan miliilicay mayey caashaqiyo mahiigaan cishqaa idhax maaxisoo wadnahaad mirtoo adigaa macnaha muxibada kalgacal ku macneeyayoo ila maamulee mataankaygiiyoow magan gali naftoo meel ha iga tagin mataantaydiiyeey magan gali naftoo meel ha iga tagin
Queue is empty
-- / --