VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan kaaga beeraa - Lyrics

Ma'ogtahay biyiyo oon Baahida kalgacal kaa Baryahayga goysoo X2 Adna barashadaadii Bidhaan araga guud Nimo baalna uma Dhaafinee x2 Maxan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la'ima kaa badin X2 Ma'ogtahay bad iyo wabi Adigoon dabaal baran Loomaba bareeree X2 Baahida kalgacalkuna Taasay labaab tahoo Dadka laguma beeree X2 Ma'iibaaqday sida beel Baad iyo xareed iyo loo Helay barwaaqeee X2 Maxan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la'ima kaa badin X2 Ma'iibaaqday sida beel Baad iyo xareed iyo loo Helay barwaaqoo X2 Maxan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Mcn sow la'ima kaa Badin x2
Queue is empty
-- / --