VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muuqdheer - Lyrics

Inanyahay magooshiyo Mahiigaan sidiisii Maankayga qaadee Maxaan kugu masaalaa muqdheeree muhashadan Nuurkayda macaan maanseegin aniguyee marinkeed maheesaa Waa mid inagu mudan Dafireenin maalmo Moolaan muraadsaday Inanyahay magooshe Dadka kala mogweenoo qurux lama masuugee Maxaan kugu masaalaa muqdheeree muhashadan ?? maanseegin aniguyee marinkeed maheesaa Waa mid inagu mudan Dafireenin maalmo Moolaan muraadsaday
Queue is empty
-- / --