VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa nuur calaa nuur - Lyrics

nabdigayga adigaa ku nagaaday waayoo nudo la iga beeriyo waxaad tahay naftaydee markii aan naruurooy nasiyaay ku guursaday dumar nabad galyaan idhi iyo nooli kulantee waan naaniyaayee niyadaydu waataa neecaw jacayliyo nafisbaan dareemaa waa nuur calaa nuur marwo iyo ninkeeday ku noqdaan iblaysoo shaydaan la naaree ha dhagaysan nacabkaa dadka hoos kaga naba waligood naq iyo hadal naxlibay abuuraan nabaad guursha caashaqa
Queue is empty
-- / --