VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa nuur - Lyrics

nabdigaygu adigoo kugu nagaaday waayahan idilay gabeediyo waxaan ahay naftaydoo hadii aan naruuraow nasiyeey ku guursday dumar nabad galyaan idhi iyo nooli kulantee wali maaniyaa yidhi niyadaydu waa taam neecow jacayl iyo nafis baan dareemaa waa nuur calaa nuur waa nuur calaa nuur marwo iyo ninkeedeey ku noqdaan iblays shaydaan la naaree ha dhagaysan nacabka dadka hoosta kaga naban waligood naqiyo hadimo naxlibay abuuraan nabaad guursha caashaqa wali maan ayaa yidhi niyadaydu waa taam neecow jacayliyo nafisbaan dareemaa waa nuur calaa nuur waa nuur calaa nuur
Queue is empty
-- / --