VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aniguu Wali Sidiiban - Lyrics

Anigu wali sidii baan soo dhawoow ku leeyahay, anigu wali sidii baan ubax kuugu salaamaa (2x) Anigu wali sidii baan samo kuugu taliyaa (2x) Haduu sego kheyrkeey ku siiyey calafkii waxba maad sameynee nasiibkaa sidaa dhala nasiibkaa sidaa dhala (2x) ... Anigu wali sidii baa qalbigu saafi kuu yahay, anigu wali sidii baan hurdada uuga selelaa (2x) Anigu wali sidii baan sacabka kuugu tumayaa (2x) Haduu seeygii kheyrkeey ku siiyey calafkii waxba maad sameynee nasiibkaa sidaa dhala nasiibkaa sidaa dhala (2x)
Queue is empty
-- / --