VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daawa wadacalada - Lyrics

diintiyo asluubtiyo nolol diiranaantiyo darajaale hoygii dumbir lagu manaystoo dar wanaagsanaantiyo hawadeena dahabkaa tii loogu deeqaay daalo iyo ubaxeeda duudyada sarar burco daawa dacalada boosaaso daawo dacalada hargeysa iyo damsheeda arabsiyo dusheeda iyo boorama daawo dacalada barbara daawo dacalada daalo iyo ubaxeeda dooxada nugaal sanaag daawo dacalada laasqoray daawo dacalada kismaayo iyo damasheeda gabiley dusheediyo garoowe daawo dacalada xarafdheere daawo dacalada daalo iyo ubaxeeda dudiyada sanaag dhuusa mareeb daawo dacalada ceel buuur daawo dacalda afgoye iyo damshiisa qoryoolay dushiisiyo gaalkacyo daawo dacalada cadaado daawo dacalada ala danaha dhaqankeena dambarsame calankeena dugsaa laga bartaa deeq illaahaybaa leh dadnima soomaaliba leh dalkeenina weeyi u dalxisa macaanaa duunyo dhaqasho wacanaa ala daniyo xeesheena daacadiyo islaamkeena dugsaa laga bartaa deeq illahaaybaa leh dadnimana soomaaliyaa leh dalkaygiina weeyaan ku dalxiisa wacanaa duunyo dhaqasho wacanaa doga iyo ubaxaa raba uu ku dayroo dabayshiyo boodhkaa daah looga dhigayoo dayr kastoo ka raagtana duni lagu abaarsado daaq lagama waayee wabiyada durdurayee ku dundumaya beeraha jawhar daawo dacalada balcad daawo dacalada luuq daawo dacalada iska daawo dacalda baar dheere daawo dacalada dayaxa iyo baydhaba doolow iyo geed gob le uduble daawo dacalada hobyo daawo dacalda xamar daawo daawo dacalada laascane daawo dacalda buuhoodle daawo dacalada iska daawo dacalda ala danaha dhaqankeena dambarsame calankeena dugsaa laga bartaa ala daniyo xeesheena daacad iyo islaamkeena dugsaa laga bartaa deeq illaahaybaa leh dadnimona soomaali leh dalkeenina weeyee ku dalxiis macaanaa duunyo dhaqasho wacana
Queue is empty
-- / --