VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Daawa wadacalada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdikadir Jubba
Daawa wadacalada

diintiyo asluubtiyo
nolol diiranaantiyo
darajaale hoygii
dumbir lagu manaystoo
dar wanaagsanaantiyo
hawadeena dahabkaa
tii loogu deeqaay
daalo iyo ubaxeeda
duudyada sarar
burco daawa dacalada
boosaaso daawo dacalada
hargeysa iyo damsheeda
arabsiyo dusheeda iyo
boorama daawo dacalada
barbara daawo dacalada
daalo iyo ubaxeeda
dooxada nugaal
sanaag daawo dacalada
laasqoray daawo dacalada
kismaayo iyo damasheeda
gabiley dusheediyo
garoowe daawo dacalada
xarafdheere daawo dacalada
daalo iyo ubaxeeda
dudiyada sanaag
dhuusa mareeb daawo dacalada
ceel buuur daawo dacalda
afgoye iyo damshiisa
qoryoolay dushiisiyo
gaalkacyo daawo dacalada
cadaado daawo dacalada
ala danaha dhaqankeena
dambarsame calankeena
dugsaa laga bartaa
deeq illaahaybaa leh
dadnima soomaaliba leh
dalkeenina weeyi
u dalxisa macaanaa
duunyo dhaqasho wacanaa
ala daniyo xeesheena
daacadiyo islaamkeena
dugsaa laga bartaa
deeq illahaaybaa leh
dadnimana soomaaliyaa leh
dalkaygiina weeyaan
ku dalxiisa wacanaa
duunyo dhaqasho wacanaa

doga iyo ubaxaa
raba uu ku dayroo
dabayshiyo boodhkaa
daah looga dhigayoo
dayr kastoo ka raagtana
duni lagu abaarsado
daaq lagama waayee
wabiyada durdurayee
ku dundumaya beeraha
jawhar daawo dacalada
balcad daawo dacalada
luuq daawo dacalada
iska daawo dacalda
baar dheere daawo dacalada
dayaxa iyo baydhaba
doolow iyo geed gob le
uduble daawo dacalada
hobyo daawo dacalda
xamar daawo daawo dacalada
laascane daawo dacalda
buuhoodle daawo dacalada
iska daawo dacalda

ala danaha dhaqankeena
dambarsame calankeena
dugsaa laga bartaa
ala daniyo xeesheena
daacad iyo islaamkeena
dugsaa laga bartaa
deeq illaahaybaa leh
dadnimona soomaali leh
dalkeenina weeyee
ku dalxiis macaanaa
duunyo dhaqasho wacana

codkii Abdikadir Jubba