VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhul barwaaqo - Lyrics

dhul barwaaqa iyo doog dhudhuwgiyo keymahaa biyuhu way dhex jiifaan dhebigiyoo mareerkiyo dhirta ubaxa buuxshoo caleen wada dhalashiyoo midabkooda aaha dheehaleen dhaayaha uroon yahay ayaad iiga dhigantee sidaan kuula dhacay gacalo u dhadhamina jacelkoo ka ilaali dhinacaaga ka adkoow ka adkoow ka ilaali dhelga dhidahiyo hablaha kacay kuma arag dhigaagoo waxaa tahay dhud qowlo qurux loo dhameeyoo rabi hiba udhiiboo hidaheenii dhowrtoo dhaqankii xushmeysee caashaqaan idhaawacay adigeygu dhaliyee
Queue is empty
-- / --