VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo - Lyrics

faadumo tariigeey waxaa tahay qof taamoo ka tilmaaman dumarkoo nolo toosan iyo sharaf lagu tababarsiiyoo waalidkeed si toolmoon beryo ugu tabcaayeen ta u taaba qaadee toobiyaha si qaaliya u talaabsanaysee rabi tawbad iyo khayr tubsan kuugu jeexyoo dhasha iyo tafiirtaba kuu taaba galiyoo ana tu aan u aayiyo tiir bira hakaa dhigo faadumo tariigeey waxaa tahay qof taamoo aqoon iyo tacliin sugan taaj llooga dhigayoo edab lagu tilmaansado lagu wada tixgaliyoo waxtarkeeda noloshiyo tacabkeedu adan yahoo sida taajir deeqsiya wax u taakulaysee rabi tawbad iyo khayr tubsan kuugu jeexyoo dhasha iyo tafiirtaba kuu taaba galiyoo ana tu aan u aayiyo tiit bira hakaa dhigo
Queue is empty
-- / --