VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

labayahaaw gayaankoood iska soo dhex goobtee farxad lagu galbinayaay horta guurku waa madal gobonimo milgo iyo sharaf lagu kala gudomoo marna waa darmiyo gogol nafta raaxo galiyoo heersare ku gaartee gurigiina sharafta leh galad iyo nimciyo khayr samir iyo dulqaad guud guule ha idin siiyee gabdhiyo wiilalba hela noqda kuwa gardaadsada lamaanayaal gin iyo baar aros loo gangaamee gumurada higsanayaa horta calafku waa geed gacaliyo tol iyo xidid gidi loo hanwaynyooo marna waa gu,iyo dayr madi aan gudhaynoo gaawaha aad u culatee gurigiina sharafta leh galad iyo nimciyo khay r samir iyo dulqaad guud guule haydin siiyee gabdho iyo wiilalba ela noqda kuwa gardaadsada
Queue is empty
-- / --