VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haboon - Lyrics

cirkoo gaaxday roobkiyo saymihii ku raarnaa rabi nooga shubayoo rabtii ay warshiikh ahayd ku rusheeyay reedaha oo wali rogaal celin kolba si u ruqaansiga raynkiyo gufaacada ka ridaaya dhinacyada sida loogu reeyaan haboon kuu riyaaqayo naftaad raaligalisee intaad duljoogo raas aduun haboon ma rabo ruux kale faceed ka rooneey soo ruclee adaa rasmigii ruuxay ahee dhulka rays qaboobiyo reexaan udgoonliyo dhirtu rucub magooliyo ramaskio dogii rasmii ugu soo baxay oo ramadka geeliyo riyihii iyo lo,doo dhalay rugtii wabiga jawhar reedaha ay daaqaan sida loogu reeyaan haboon kuu riyaaqayoo adaa ii rafiiqee intaan dul joogo raas aduun haboon ma rabo ruux kale faceed ka rooneey soo ruclee adaa rasmigii ruuxay ahee
Queue is empty
-- / --