VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hal qura - Lyrics

waa sheekoo hodane aan ka jaro higaagee halow halow halow nafbaa ku haybinaysoo kuu hamuum qabtee sida heego rooboo hilimadeeda xariniyo intuu nugaal helay haradii biyeeyoo mudo badan ku hooray dhirtu ka haqabeeshay ubxaxii ka lagacayidhi loo wada hanweyn yahay markaan helo warkaga naftu heyi kacdaayoon farxad ku hambalyeeyaa hoodiyo ayaan iyo calaf hasku keen simo ragu kala haboone halyeeyada wakhtiga kacay kii ugu horeeyee naftu ku hiiraneysee sida hanad aan dhalaybaa himiladaada wacan iyo horumarkaaga jacelahay oo aan hurgumadiyo halista kaaga dhowraa hal qudhaan nahayoo kaama hadhi karaayee hoodiyo ayaan iyo caaf ha ku ken simo
Queue is empty
-- / --