VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeysa - Lyrics

Shibiqdii hallaayadiyo Meeygaagka shubaniyo Astanlaha shabkeediyo Shiikh maddar dushiisiyo Sheedihiyo laafiyo Shakhmar baalle ifilo Shacabkii hargaysoo Shan habeen cirkii Sharkii miray Dhirta shaqal madoowiyo Shaadir lagu hagoogoo Digrigii shareeree Shamaxshamaxduu dharaartii galoolba sheeganayoo Shacab badaneey u bixiyeey Shintiisii dhammaadoo Balanbaalis sharaxliyo Shinni malab samaysiyo Dhurdihii ku shirayaan Marka shaaca waaberi Cirku shagagaxleeyee Daadku shalalaxleeyahaa Shinbiraha cigoodiyo Bahal sheekadiisii Shaamareer ku dilayaa Yaad sharaftooda leedahay Hargeysaaaay Shidiin diin socotiyo Koori u sharaxantahoo Shalmada xareediyo Shaah lagu hantiyayo Shagla keenay madagoo Shirxobaadu joogtoo Shaanbinaysa socodkoo Shidigna leedahay Sharafkoooda leedahay Hargaysaaay
Queue is empty
-- / --