VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masiibo - Lyrics

taariiqdu waa mudan waa jira marqaati leh marbay ahayd aduunyadu mugdi lagu halaaboo mahadhooyin badanoo dadku ayda magansado ka tashada miroodkii qarni waliba si u maaha casri waliba maaree hadba meeris laga gunud dunidii malaasnayd maskax lagu furfuroo muruq inuu u sahan tago waxa bara mushkiladaha masiiba aduunyadu iyada u macalina taariiqdu waa mudan waa madhaxa aadmiga marbay ahayd aduunyada dadku sida muwaashida isagoon maryo aqoon mudo uu ahaan jiray muuqaalkii noloeed hadba mawjad loo gudub hadba mala la suuree la dhadhami macaankiiye dunidii malaasnayd maskax lagu furfuro iyo muruq inuu u sahan tago waxa bara mushkiladaha masiibadu aduunyda iyadaa u macalina
Queue is empty
-- / --