VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shil - Lyrics

Shanta goor ilaahay salaaduu na sheed marin wuxuu noogu shaaciyey sharuud weeye qaaliya shiikhuba waxuu ubad shaqalada quraankiyo shaafici u farayaa in shaafeeca aakhiro shido li'i la siiyaa anna waxaan shamisey sheekeysigeeniyo sheeko qaali uga dhigay sharaftida dhexdeeniyo cishqigoo shubaaliya shilna aan ka dhawrnaa Sharaf galinta aadmiga baryo shaba shabenytii rabi wuxuu u sheegtaa inuu kheyr shaafiyo shiniduba waxay malab ubax ugu shubtaayoo iyadoo shuraaka ah shilin ugu abuurtaa waxa shiray sokeeye badan anna waxaan shamisey sheekeysigeeniyo sheeko qaali uga dhigay sharaftida dhexdeeniyo cishqigoo shubaaliya shilna aan ka dhawrnaa
Queue is empty
-- / --