VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suaalaha - Lyrics

Sagal hooray oo da,ay dhibcahiisi soo simay saxansaxa udgoon badan sadriga iyo laabtaa sida tahay i deeqdee su,aalaha ku weydii sax miya jawaabtani ? sikastaba ayaamuhu ha is daba socdeen waan salgaarnay caashaqa sadax sano iyo dheeraad caashaqii saanyaday sanbabada jirkeygiyo saameeyay feeraha hadii aadan saacidin sucaadey walaaley naftu wey iga socon laheed sikastaba ayaamuhu ha is daba socdeen waan salgaarnay caashaqa
Queue is empty
-- / --