VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waalay Heloo - Lyrics

waan Ku Haybinayoo hurdo Kaama Ladoo huqdaadaa I Dishee Haa Haa.. jacayl Waa Halisiyo hawl Aduunka Jirtoo hebelaa U Dhintee Ahaa Haa.. waa Lay Heloo waaba Lay Hayaa sida Hadub Magoogaan kugu Soo Hirtaayee nin Haraad Qaba Oo hogol Roob Arkayoo hangadaan Ahee Ahaa Haa.. hoobaantaa Lulataan soo Haahaabanayee hanqalkaan La Kacee Ahaa Haa.. waa Lay Heloo waaba Lay Hayaa sida Halafku Reemaa kaliday Hugmaayaa hadh Cad Baan Lumayoo ka Habaabay Rugtoo lay Haybinayee Haa Haa.. hilaacbaa I Baxoo waxuun Baa Ila Hadloo i Hogaaminayee Haa Haa.. waa Lay Heloo waaba Lay Hayaa sida Hadub Magoogaan kugu Soo Hirtaayee nin Halbawluhu dhiig Habayaan Ahayoo wadnuhu Hawda Hayee Haa Haa.. hayin Gaabinayaan hod Caleenliyo Doog rayaankii Ku Raree Haa Haa.. waa Lay Heloo waaba Lay Hayaa sida Halafku Reemaa kaliday Hugmaayaa
Queue is empty
-- / --