VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadku Igama Kaa Helo - Lyrics

hogol ii hilaacdiyo heegiyo daruureey majadaha hiraayiyo maayadaha hardamayaay hoobaan bislaataay hida iyo barwaaqaay marna haradigeedaayo haradii danoodeeey hadaan heego muuqdheer caashaay ku helay habooon ooridaydaay hoy ila yagleeshoo iga furatay hawshii awlaadayda hooyadood gacal ii hibeeyaya wadku igama kaa helo haqabtira kalgacalio hambalyiyo salaaneey hirarkaa dushaydiyo hibaaq baxay la moodyey halacsiga amaantaay haldhaa qurux u dhalataay marna geed hadhwaynliyo horyaalkii haweenkaay hadaan heego muuq dheer cashaay ku helay haboon ooridaydaay hooy ila yagleeshoo iga furatay hawshii awlaadayda hoyadood gacaal ii hibeeyaay wadku igama kaa helo
Queue is empty
-- / --