VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiisaha - Lyrics

xiisaha bogaygiyo baahida aan kuu qabo hadalada baroorta siduu caashaq ii bogay aan kuu bilaaboo kuu baahsho hadalkee kuu baladhsho carabkee iga maqal bariiraha biligtii horetiyo awal barashadeeni bilawgii kalgacalkee degdeg iigu bertaa iga dhigay bastayoo la baaxaa dagaayee boogtii jacaylkoo boga iiga taal baan ha boogsooto leeyahoo wali baan ku dayayaa marka aan baxnaanshee beryo aan ladnaanadaba adaa damqda boogtoo bilaawiyo fartaba daray oo baydi go,aygiyo basanbaaska cashaqa daganeey aday baday baaqiyo salaantii nabadiyo bariiradii adaa baahshay nabadii balantii adaa furay beeneeyay wacadkii boholyawna igu riday inta bilicsan naago ah kuwa reer banaadiro u bislaaday xarago aan booogay laafyaha kuwa baalka saroo oo baadiyaha ku nooloo boqorkiyo dhaclaha xidhan gidi beesha soomaal adaan kaala soo baxay dharaartaan bareere aan baadhay dumarkee guurdoon ugu soo baxayee adigaan bishaariyo arooos kuu bileeyoo aqal baaahyo waynoo bilic iyo wanaagba leh kuu dhigay bilkhayroo haween kaala soo baxay bilan kuugu magac daray beri aayatiin wacan baashaalka noloshoo barkhad iyo wanaagba leh waad beegsan doonttaa beer magac le waynoo qoys baaxad wayn baad dhakhso beeri doontaa ana baashahaago barbarkaaga joogoo kuu baahan baan ahay oo waa baystayooo waan kuu bukaaye may baxnaaninaysaa
Queue is empty
-- / --