VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yulqaan - Lyrics

dareen laabta yaaloo hadba dhinac yaacoo yoolkiisii gushiisiyo yeedhmo hiigsanaayoo hanad galay yahuuntii yaa ku yidhi dad waynoow yu,ashiyo jjikaarbaa dar allee yarayn kara jeeroo aan yaasmiin u yagleelo hoy wacan dadka yawyamaaya iyo kuwa igu yabaalee yaayuulka shubayiyo idin yeeli maayeee illahay ka yaaboo ceeb yaanay idin raacine yulqankiinaa iga dhima horta yaa jacayloow waxyeelada ku barayoo kuu wanqalay yaraantii ka yaabay aniguye maxaad hadba ruux yuhutaa wer wer ugu yagleeshaa yalamsataa jidhkiisoo u yastaa nin geesiya jeeroo aan yaasmiin u yagleelo hoy wacan dadka yawyamaaya iyo kuwa igu yabaalee yaayuulka shubayoow idin yeeli maayee illahay ka yaaboo ceeb yaanay idin raacine yulqankiina iga dhiima
Queue is empty
-- / --