VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Danwadaag - Lyrics

Danwadaag Sida goob dalxiisoo Durdur biya ku taaloo Dusha laga ilaalshoo Aan xoolo daaqinoo Dhirta dihashadeedii, Ubixii daf soo yiri Dabadeed dilaacoo Dacalada ka joogoo Diirisay cadceedii Dhaayaheena deeqdeen. Daraynkiisa caashaqa Waydinkaas is doortoo Damac la isku kiin suray Daadihiya abdikiin Hoygaad dugaasheen. Danwadaag gayaaney Samma laysku kiin daroo Xumma laynka daahoo Guurkiin ha daahoo Gurigiin ha degoo, Kuwii kala danbeeyoo Isku duuban abiddoo U dulqaata hawlaha Aduunyadda is dabayaal Daa’in haynka dhigoo. .
Queue is empty
-- / --