VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tooyo - Lyrics

tooyooy tooyooyy damaan boolkiyo damac gooniya iska daayoo dadka la mid noqo anoo daacada oo dan goooniya dood ku galin abid waa dardaarane duunyadan hee haday diideen dirqi ku cabina dad waxaa Jira duul walaala dan wadaaga oon is diidayn aynu doonee damaan boolkiyo damac gooniya iska daayo dadka la mid noqo wixii dumay dume wixii diday dide wixii dagay dage waynu daalnaye bal dalkeeniyo dad wixi nool daaman qabashada aan dadaalnee nabad doonee damaan boolkiyo damac gooniya iska daayo dadka la mid noqo ma duugawdeee taariikhdii dura tii daraad ee maxaan diidnee dabka loo shiday duuligii dhacay dib in loo saxo daacad uma kicin ma kudayashiyo kasii daran baa loo durbaan tumay ilaah dambi dhaaf aan ka doonee damaan boolkiyo damac gooniya iska daayo dadka la mid noqo soomaaloo dada dawlad wyanaa dumbuq dhacay iyo dagaal joogsado daranyada iyo diifta laga baxo dalkan googa,ay dadkan kala tagay dareen kala tagay dawada raba aynu doonee damaan boolkiyo damac gooniya iska daayo dadka la mid noqo dadka qaxayee dalkan baaba,ay dal shisheeyaha dibada tagay kuwaa daranyada dugsan waayeee dadaal orodkii dooonyaha u koray een dib loo arag isku duuboo waa duriyadii dadka soomaal kuwaa durintiyo dgaaguba cunay damaan boolkiyo damac gooniya iska daayo dadka la mid noqo
Queue is empty
-- / --