VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baashaalka - Lyrics

Isoo bareer Baaslaawe ha baabinee Baahida iga gooyee Bogay dhaxdiisaan Kugu bariisihaayee Baashaada igu qaad Burhaantaada ula soo baxee Baaxadii caashaqee Baab saqiir maahinee Balanteena waa adkeehaayee Alteesto/faadmo waan kuu bogeee Bishii mowliid Baaqii ku hishiinay ee balantii lahayn Waa ka soo baxaa Buugaan ku daawacee Baashaalka noo wadee Burhaantaada ula soo baxee Baaxadii caashaqee Baab saqiir maahinee Balanteena waa adkeehaayee Alteesto/faadmo waan kuu bogeee
Queue is empty
-- / --