VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani - Lyrics

Haddii uu hilaac baxo Geel Jire haraadani Kama haro hadiyo goor halka uu biyaha Dhigey Ana hablaha Sanadkan tan Hubqaad ugu wacan halka ay Ku nooshahay miyaan Hareer marayaa hani oo I deeqdoo naftu ay la haysaan weli haybinaayaa waxaa la yiri hubsiinada hal dhanbaa la siistaa anna tima haldhaaleey naftu wey la haysaa horjoogeeda sare iyo labiskaan ka helayoo hanaan socodka wacan qalbigaan ku habayaa hani oo I deeqdoo naftu ay la haysaan weli haybinaayaa By Erayada Abwanka Shanta Qarad
Queue is empty
-- / --