VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylka - Lyrics

Dad la iskugu jeclaa Danayste iyo xaasidbaa Dagaal weeyn kula jiroo Intaa waxeey doonayaan Sidii loo kala dilii Jacaylku wuxuu ku dumoo Yaan ka dardaarmayaa Dulqaad weligaa lahoow Dadkii dad leqay baa la yiri Ul baa la iskaga dayaaye Dadab kuwii geli lahaa Gayaankii is dooran lahaa Dadbaa ugu dow galoo Intaa waxeey doonayaan Sidii loo kala diree Jacaylku wuxuu ku dumoo Yaan ka dardaarmayaa Dulqaad weligaa lahoow Dadkii dad leqay baa la yiri Ul baa la iskaga dayaaye...
Queue is empty
-- / --