VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma shidnaa ft Iqra yareey - Lyrics

dumar sharaftoodiiyeey shaki malahee sheekadii macaaney shallay aan wadaagnaa laabtaydii shidayee uma baahna shooree sheikh ma utagnaayoo ma shidnaa jacaylka raga kaan ka sheedtow ma sharaysan shukaansigeenii fiicnaa shaxshaxiyo wanaagaa sharafkoodii ideeqee uma baahna showree sheikh uma tagnaayoo ma shidnaa jacaylka sida shamse subax soobaxdee shucaaceeda nuurka leh markaan sheeda kaa dayo farxad shaama reemaa uma baahna shooree sheikh ma utagnaayoo ma shidnaa jacaylka halyey shanta qaaradood ka shaacbaxoo lashheegoo Miyey shaki igaliyaan
Queue is empty
-- / --